Lecone une (1) Casharka Koowaad (1)
Les Aphabetes Alfabeetada
Waxaan idin ogeysiineynaa iney barashada albeetada Af-faransiiska ay fududahay isla-markasna aan xaraf walba dhawaqiisa
ku hor qornay ayadoo aan galinay astaanta sidan oo kale ( ) marka haddii aad fahmi garanwayso fadlan la soo xiriir macallinka
si uu kuu caawiyo.
A(a) B(be) C(Se) De(dhe) F(ef) G(Shii) H(aj) I(i) J(She) L(eL M(em) N(en) O(O) P(pee) Q(ki) R(ekh) S(es) T(te) V(fee) W(Dhublefee)
X(ikis) Y(igrekh)
Les Voyelles (le Foyeele) Ereyada Shaqalada Ah
A, E, I, O, U & Y mararka qaarkood
Les autres sont les consonnes
La Consonne (le Koson) Shibanaha
Voulez-vous etres des notres!